-
“CIGAAL Ayay Xiniin-Yaha Jiidayeen, Imikana Annaga Ayey Na Rifayaan…Waxaan Ku Talaabsani Mowqif Ay Ku Jawaab” Cabdilaahi-JAWAAN
Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi-JAWAAB), ayaa ka jawaabay eedaymo ay komiishanka doorashooyinku u soo jeediyeen.
Sidaa waxa uu Cabdilaahi-JAWAAN ku sheegay mar uu la hadlayay Qaar ka mida Saxaafadda.
“CIGAAL a...
Monday, April 30, 2018
-
Sawirka Maanta Somaliland Ma Dawladbaa Mise Waa Dal ay Awoodiisa Iska Leedahay Beel Gaar ahi
Sawirka Maanta Somaliland Ma Dawladbaa Mise Waa Dal ay Awoodiisa Iska Leedahay Beel Gaar ahi
...
Monday, March 26, 2018
-
Madaxwayne Biixi oo Wajahaya Laba Darran Mid Dooro iyo Fadeexado Foolxun oo Dul Hooganaya
madaxwaynaha somaliland kornayl muuse biixi cabdi ayaa wajahaya labadda daran mid dooro kadib markii uu mr biixi lacago is khilaafsan ka kala qaatay dawladda imaaraadka iyo jabuuti kuwaas oo khilaaf baahsani ka dhexeeyay maalmihii...
Saturday, March 3, 2018
-
Wararkii U Dambeeyay Iyo Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo Markii Ugu Horaysay Laba Garab U Kala Jabtay
xukuumadda uu hogaamiyo kornayl muuse biixi ayaa markii ugu horaysay ukala jabtay labadda garab ukala jabtay kadib markii uu meesha ka baxay nidaamkii iyo haykalkii dawladnimo
labaddan garab ee xukuumadda kornayl muuse biix...
Saturday, March 3, 2018
-
“Haddii Kursigii Been Iyo Boob Lagu Soo Xera Galiyey ,Waxaanu Filaynay In Run Lagu Dhaqi Doono, Runa Laguma Dhaqin Ee Waa Lays Mahadiyey “Cabdiqaadir Jirde”
Guddoomiyaha ku-meelgaadhka ah ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa si adag u dhaliilay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, oo uu ku eedeeyay inaanay run ku dhaqayn dalka.
Xildhibaan Ji...
Sunday, February 25, 2018
-
Xog Faahfaahsan oo Ka Hadlaysa Saamiga Rasmiga ah ee Muuse Biixi Ku Leeyahay Shirkadda Somaliland Investment Company.
madaxwaynaha somaliland ayaa wali iskaga guda jira musuqmaasuq baahsan oo uu labadii bilood ee u horeeyay ka sameeyay dalka isagoo lacago xaddi badan durba ku dhacay saxeexa madaxwaynenimadda.
madaxwayne biixi ayaa saami 35...
Thursday, February 22, 2018
-
Farmaajo oo Nin ay isku Beelyihiin Muuse Biixo Usoo Magacaabay Taliyaha laanta socdaalka ee Goboladda Waqooyi
Xukuumada somaliland ayaa xabsiga dhigtay saddex nin oo la shaqaynaya taliye socdaal oo madaxwayne farmaajo u soo magacaabay somaliland si dalka loogu sameeyo basaabooradda somaliya.
Ciidanka booliska Somaliland ayaa xabsig...
Thursday, February 22, 2018
-
Madaxwayne Dilaalnimadu Jarbay Ka Ridaa Qaranimadda “Axmed Aadan Rooble”
waa hubaal in dilaalnimadda iyo lacag jacalyku ay kursiga madaxwaynenimada ku yihiin halis foolxun oo aan meel la iskugu wada keeni karin somaliland madaxwaynayaashii soo maray muuse biixi wuxuu noqday madaxwaynihii ugu lacagt...
Wednesday, February 21, 2018
-
Xog Ku Saabsan Halka Laga Carqaladeeyay Mahsruucii Biyaha ee Xumbo Wayne + Masuuliyiinta Qaranka Ugu Sareeya oo Saamayn Ku Leh
mashruuca biyaha xumbo wayne waa mashruuc soo socday shantii sanno ee u dambeeyay waana mashruuc ay bixisay haayadda imaaraatiga ah ee khaliifa foundation mashruucan oo ahaa mid balaadhan islamarkaana si habsamia u socday
mashruu...
Friday, February 16, 2018
-
Madaxwaynaha Somaliland oo Dawladda Jabuuti Ka Soo Qaatay Lacag Malaayiin Dolar ah Iyo Danaha Ka Dambeeya (Akhriso Xog Faahfaahsan)
madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa lacag qadarjeeda lagu qiyaasay malaayin dolar soo siiyay dhawaan markii madaxwayne biixi safarka ku tagay dalka jabuuti ilowareedyo baligubadlemedia ka helayso kulankii labadda...
Tuesday, February 13, 2018
« Previous Page — Next Page »