BALIGUBADLE MEDIA
“CIGAAL Ayay Xiniin-Yaha Jiidayeen, Imikana Annaga Ayey Na Rifayaan…Waxaan Ku Talaabsani Mowqif Ay Ku Jawaab” Cabdilaahi-JAWAAN
April 30, 2018 - Written by admin

Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi-JAWAAB), ayaa ka jawaabay eedaymo ay komiishanka doorashooyinku u soo jeediyeen.

cabdilaahi jawaan

Sidaa waxa uu Cabdilaahi-JAWAAN ku sheegay mar uu la hadlayay Qaar ka mida Saxaafadda.

“CIGAAL ayay Xiniin-yaha Jiidayeen, imikana Anaga ayay na rifayaan, Haday waxaas ka dayn waayaan waxaan ku talaabsani mowqif ay ku jabaan”Ayuu yidhi Cabdilaahi-JAWAAN.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS