-
Madaxwaynaha Somaliland oo Dawladda Jabuuti Ka Soo Qaatay Lacag Malaayiin Dolar ah Iyo Danaha Ka Dambeeya (Akhriso Xog Faahfaahsan)
madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa lacag qadarjeeda lagu qiyaasay malaayin dolar soo siiyay dhawaan markii madaxwayne biixi safarka ku tagay dalka jabuuti ilowareedyo baligubadlemedia ka helayso kulankii labadda...
Tuesday, February 13, 2018
-
Toronto:- Xafladii Daahfurka Boodhari mills
...
Tuesday, February 13, 2018
-
Muuse Biixi” Madaxwaynaha Somaliland Mise Madaxwaynaha Jeegaanta “Axmed Aadan Rooble”
madaxwaynaha mudada bisha ah uun ku fadhiyay kursiga muuse biixi cabdi ayaa xilli uu taladda hayay muddo gaaban waxa uu noqday madaxwaynihii ugu cadaaladda xumaa uguna liitay ee soo mara somaliland tan iyo intii ay gooni isutaagee...
Monday, January 29, 2018
-
Shaqaalihii Rasmiga ahaa ee Dawladda oo 65% Noqday Beesha Muuse Biixi Iyo Shaqaalihii Kumeel Gaadhka ahaa ee U Badnaa Beelaha Kale oo Gabi Ahaanba Shaqadda Laga Caydhiyay (Akhriso Tiradda Guud)
Shaqaalihii Rasmiga ahaa ee Dawladda oo 65% Noqday Beesha Muuse Biixi Iyo Shaqaalihii Kumeel Gaadhka ahaa ee Beelaha Kale oo Gabi Ahaanba Shaqadda Laga Caydhiyay
gudoomiyaha haayadda shaqaalaha dawladda sharmaarke axmed gee...
Sunday, January 28, 2018
-
Muuse Biixi oo Fulinaya Danaha Geelaha Jabuuti Iyo Macluumaad Ku Saabsan Mashaariic Laga Leeyahay Jabuuti oo Xukuumadiisu Hirgalinayso
madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa u muuqda inuu awoodiisa iskugu gaynayo fulinta heshiisyo qarsoodiya oo uu kula jiro madaxwyane geelaha jabuuti kaas oo ku saabsan mashaariic door ah oo xukuumadda muuse biixi ka fulin...
Sunday, January 28, 2018
-
Jaraa’idadeena Tuugta Ahi Waxay Doonaanbay Ka Qoraan Jabuuti “Madaxwayne Biixi oo Aflagaado Kula Kacay Warbaahinta Dalka”
Madaxwaynaha la daalaa dhacaya cadaadiska xoogan ee kaga socda aqbaliyadda bulsho waynta somaliland muuse biixi cabdi ayaa hadalo ka baxsan anshaxa madaxwaynenimo kula dul kufay warbaahinta somaliland
muuse biixi ayaa mar u...
Friday, January 26, 2018
-
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo Raaligalin Ka Bixiyay Hadal Xanaf Iyo Kala Qaybin Dhaliyay oo Ka Soo Yeedhay Suldaan Xasan (Daawo)
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo Raaligalin Ka Bixiyay Hadal Xanaf Iyo Kala Qaybin Dhaliyay oo Ka Soo Yeedhay Suldaan Xasan (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, January 18, 2018
-
Wasiirka Maaliyadda oo Durba Qorshe Beelaysan Ka Dhex Istaadhay Wasaaradda Iyo Balanqaadkii Madaxwayne Muuse Biixi oo Meesha Ka Baxay
wasiirka maaliyadda somaliland ayaa durba bilaabay inuu cadaalad darro iyo eex ka dhex istaadho wasaaradda uu maamulo ee maaliyadda waxaanu durba markii uu la wareegay maamulka wasaaradda bilaabay inuu qabyaalad iyo cunfi ka dhex ...
Wednesday, January 17, 2018
-
Xildhibaan Nacnac Oo Taakulo Gaadhsiiyey Dad Danyar Ah (Daawo)
xildhibaan axmed maxamed diiriye nacnac ayaa oo isagu ah xildhibaanka kaliya ee u banbaxay caawimadda u gargaarida dadka jilicsan ayaa isagu sii wata halihii samafalnimo isagoo maanta deeq gaadhsiiyay qoysas danyar ah
Ish...
Monday, January 8, 2018
-
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakiuur oo Badka Soo Dhigay Shirqoolo Dhagaraysan oo Madaxwayne Farmaajo Ku Doonayay In Lagu Khaarajiyo
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa eedeyn culus u jeediyay madaxweyaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo faah faahin ka bixiyay weerar gurigiisa ay ku qaadeen todobaadkii hore ciidamo ka tirs...
Monday, December 25, 2017
« Previous Page — Next Page »