|
wararka
-
Qolooyinka Midawga Musharaxiinta Somaliya Waxay Wadaan Goroyo Khaakhlayn Layaab Leh.
Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa, ayaa sheegay in Madaxda Somalia ee wakhtigoodu dhammaaday ay beddeli karaan kuwa cusub oo la soo doortay.
Buubaa, oo warbaahinta la hadlayey ayaa hanjabaado ay muddooyinkii u dambeeyey wateen M...
Wednesday, February 17, 2021
-
Xukuumadda oo Mahaariic Biyo ah Ka Hirgalinaysa Gobolka Sanaag.
Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyuhu iyo Hay’adda Islamic Relief waxa ay wada fulinayaan Mashaariic biyood afar magaalo oo degmada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag hoos yimaada oo aynu rajaynayno in bulshadu ay noloshooda wax ba...
Wednesday, February 17, 2021
-
Agaasime Maxamed Xasan Cali Waji oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyay Isagoo Xanuunsanaya.
Agaasime Maxamed Xasan Cali Waji oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyay Isagoo Xanuunsanaya.
https://youtu.be/H63KoOMyY9A
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, February 16, 2021
-
Haayadda Shaqaalaha Dawladda oo Shaqaalaha Dawladda ee Sharaxan Ugu Baaqday Inay Soo Gudbiyaan Is Casilaadooda.
Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Oo ka dalbatay Shaqaalaha Dawladda ee Murrashaxiinta ah In Ay Soo Gudbiyaan Waraaqaha Is casilaadooda.
Qoraal ay soo saartay Hay'adda Shaqaalaha Dawladda, ayaa waxa lagu sheegay in ay soo gudbiy...
Tuesday, February 16, 2021
-
Komishanka Dorashooyinka oo Maanta Kulan La Qaatay Saddexda Xisbi Iyo Qaybo Kamida Laamaha Dawladda.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta kulan la yeeshay Saddexda Xisbi Qaran, Wasaarada Waxbrashada, Guddida Tacliinta Sare, Wasaaradda Maaliyada, Wasaradda Caafimaadka, Xeer-Ilaalinta Qaranka & Hay'ada Shaqaalaha Dawl...
Tuesday, February 16, 2021
-
Xisbiga Kulmiye oo Soo Dhaweeyay Saddex Musharax oo U Taryamaya Kuraasta Golaha Wakiiladda Gobolka Awdal
Hargeysa (BGM) Xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey saddex murrashax oo uga qaybgali doonta tartanka doorashada kuraasta Golaha Wakiillada, gaar ahaan Gobolka Awdal.
Xaflad xisbigu ku qaabi...
Monday, February 15, 2021
-
Qareeno U Doodayay Dad Shacab ah oo Waaran Qabasho Loo Jaray.
Qareenno u doodayey dadwaynaha Magaalada Hargeysa ee ka cabanayey saacadaha biyaha ee ay wakaaladda biyahu ku amartay shacabku inay iibsadaan, ayaa maanta shaqo joojin lagu sameeyey, iyada oo loo jaray waaran maxkamadeed.
U...
Monday, February 15, 2021
-
Madaxwayne Biixi oo La Filayo Inuu Kala Haadiyo Xukuumadiisa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda amma toddobaadyada foodda innagu soo haya inuu isku shaandneyn ku sameeyo Golaha Xukuumaddisa.
Isku shaandheyntan oo isku...
Monday, February 15, 2021
-
Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland oo Ku Loolamaya Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda.
Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland oo Ku Loolamaya Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda.
https://youtu.be/nvkBcUuS_S0
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 14, 2021
-
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab-Wayne oo Tacsi U Diray Geerida Ku Timi Suldaankii Guud ee Beelaha Somaliland.
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab-Wayne oo Tacsi U Diray Geerida Ku Timi Suldaankii Guud ee Beelaha Somaliland.
https://youtu.be/XymsPcKZ9L0
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 14, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|