BALIGUBADLE MEDIA
Guddida Doorashooyinka oo Saddexda Xisbi Ka Gudoomay Liiska Musharaxiinta Golaha Deegaanka Gobolka Maroodijeex.
March 18, 2021 - Written by Ahmed ALI

Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa goor dhawayd sheegay in ay Saddexda Xisbi ee UCID, WADDANI iyo Kulmiye, ay ka gudoomeen Murrasaxiinta Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Maroodi -Jeex Ee Dagmooyinka Hargeysa ,Gabilay, Bali Gubadle , Iyo Salaxalay.

Sidoo kale xarumaha Gobollada dalka ayaa iyaga sidan oo kale Xisbiyadu u gudbinayeen murrashaxiintooda, madaama lixdii galabnimo ee maanta ahayd wakhtiga kama dambaysta ah ee Xisbiyada loo qabtay in ay soo gudbiyaan xeerku jideeyey.

COMMENTS