|
wararka
-
Xisbiga Waddani oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynaha Golaha Dhexe ee Xisbigaas.
Xisbiga Waddani oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynaha Golaha Dhexe ee Xisbigaas.
https://youtu.be/NjBh60_yGFs
Axmed Aadan Rooble
Baligubadlemedia.com
Hargeysa/Somaliland...
Sunday, February 14, 2021
-
Cabdikariin Axmed Mooge oo Eedaymo Culus U Jeediyay Madaxwaynaha Somaliland.
Cabdikariin Axmed Mooge oo Eedaymo Culus U Jeediyay Madaxwaynaha Somaliland.
https://youtu.be/h5fZmtqbZuc...
Sunday, February 14, 2021
-
Wasiir Faratoon oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Doorashadda Golaha Wakiiladda Somaliland.
Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamud Faratoon ayaa ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay xildhibaanimo doorashada bisha MAY dhici doonta ee Golana Wakiillada.
Wasiir Faratoon, ayaa hadalkan ka she...
Sunday, February 14, 2021
-
Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo aqbalay Murrashixiinta Isku Sidkan ee Guruuje Iyo Juxa
Hoggaanka sare ee xisbiga Xisbiga KULMIYE, ayaa maanta si rasmi ah u aqbalay murrashaxnimada Mudane, Axmed Aadan Yoonis (Juxa) oo u tartamaya golaha deegaanka degmada Hargeysa iyo Axmed Nuur Guruuje oo xisbiga KULMIYE uga qaybgeli...
Sunday, February 14, 2021
-
Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Sheegay In Loo Diiday Ehelada Murrashaxintii Xidhnaa In Ay Arkaan
Xisbiga UCID, ayaa cambaareeyey tallaabo uu sheegay in loogu diiday Ehelada Murrashaxiinta Xisbigaas ka yirsan ee Mandheera ku xidhan in ay arkaan.
Xoghayah Warfaafijta Xisbiga UCID Yusuf Kayse oo arrintan ka hadlay, ayaa y...
Sunday, February 14, 2021
-
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaaladda Hargeysa.
Alle Ha U Naxariistee waxa magaaladda hargeysa maanta aas qaran loogu sameeyay suldaankii Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye oo maalintii shalay ku geeriyooday magaaladda hargeysa
...
Saturday, February 13, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timi Suldaankii Guud ee Beelaha Somaliland.
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan Xisbiga, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, bahda dhaqanka, waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacb...
Saturday, February 13, 2021
-
Saddex Qodob oo Somaliya Ka Leedahay Ruqsad Siinta Diyaaradaha
Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Soomali, iyo hay' adda Duulista Rayidka ah ayaa si wadajir ah u daahfuray barnaamijka ruqsadsiinta diyaaradaha rayidka ah iyo shaqaalaha xirfadlayaasha ah.
Mashruucan oo dhaqaale badan...
Saturday, February 13, 2021
-
Suldaankii Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Goor Dhawayd Geeriyooday.
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaankii Guud ee Beelaha Somaliland ayaa goor dhawayd ku Geeriyooday Magaaladda Hargeysa.
Suldaanka oo dhawr jeer oo hore xanuunsaday balse mudooyinkii u dambeeyay xaaladisa Caafimaad w...
Friday, February 12, 2021
-
Gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawladda oo Fariin U Diray Shaqaalaha Dawladda ee U Sharaxan Doorashooyinka.
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland Md Farxaan Aadan Haybe ayaa ku wargeliyey dhammaan shaqaalaha dawladda Somaliland ee doonaaya in ay u tartamaan doorashooyinka Goleyaasha degaanka iyo Wakiiladda Somaliland in...
Friday, February 12, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|