Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Guddi U Saaray Wax Ka Bedel Lagu Samaynayo Xeerka Furista Ururadda.
March 14, 2021 - Written by Ahmed ALI
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa guddi u saaray wax ka beddelka iyo kaabista Xeerka Ururrada iyo Asxaabta qaranka oo horyaalla Golahaasi.
Guddidan ayaa la siiyay muddo toddobaad ah inay ku dhamaystiraan hawsha loo xil saaray.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS