-
Komishanka Doorashooyinka S/Land oo Iclaamiyay Wakhtiga Ay Bilaabmayso Kaadh Bedelashadu Iyo Fursadda Kaadhadhkii Lumay.
Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay bilaabmayso kaadh bedelashada degmo ilaa degmo iyo fursad la siiyay dadkii ay kaadhadhku kalumeen.
Guddoomiyaha Komiishanka doorashooyinka Soma...
Friday, February 12, 2021
-
“Fariinta Wacyigelinta Degmo-doorosho Bedelka iyo U Adeegida Dadkii Kaadhadhku Ka Lumeen Ee Is-diiwaangeliyey
Muwaadin Komiishanka Doorashooyinka Qaranku waxa uu kugu war-gelinayaa inuu usameyn doono degmo doorasho bedel, dadkii sida rasmiga ah uga soo guurey deegaanadoodii hore.
Sidoo Kale Komiishanka doorashooyinka qaranku waxa uu ku...
Friday, February 12, 2021
-
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Bulshadda U Diray Fariin.
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Bulshadda U Diray Fariin.
https://youtu.be/a2Kugl6XBog...
Friday, February 12, 2021
-
Kulanka Gorfaynta Iskaashiga Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Iyo Maayaradda Iyo Badhasaabadda Dalka
Kulanka Gorfaynta Iskaashiga Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Iyo Maayaradda Iyo Badhasaabadda Dalka
https://youtu.be/lpGuPxwko1w
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, February 12, 2021
-
Taariikhda Gudoomiyihii Hore ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland
Taariikh Nololeed Kooban Oo Ku Saabsan Eng.C/Qaadir Iimaan Warsame
1- wuxu Ahaa Engineerkii Waaxda Jidadka Dawladdii Hore ee Burburtay ee Somalia .
2- Burburkii Dalka Kaddib Wuxu Waxbarasho Ugu Baxay Dalka Dibaddiisa .
...
Friday, February 12, 2021
-
Wacyigalin Ku Saabsan Cashuurta Kiradda Guryaha ee Wasaaradda Horimarinta Maaliyadda Somaliland
Wacyigalin Ku Saabsan Cashuurta Kiradda Guryaha ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland
https://youtu.be/kNNW0MKVOXo...
Friday, February 12, 2021
-
Barnaamij Sharaxaya Hanaanka Ay Marto Miisaaniyadda Dawladdu
Barnaamij Sharaxaya Hanaanka Ay Marto Miisaaniyadda Dawladdu
https://youtube.com/watch?v=PKTHl-20ovE&feature=share...
Friday, February 12, 2021
-
Faysal Cali Waraabe Oo Eedayn Culus Dusha U Saaray Mujaahid Axmed Mirre Iyo Beelo Reer Somaliland Ah.
Hargeysa(BGM):-Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay beelaha reer Somaliland markii uu Xisbiga sameeyey ay ka meegaan cahdigiisa oo ahaa markii laga soo noqday dagaalkii Sokeeye ee dalka,isla markaana ay u baadheen faylkii Garxaji...
Thursday, February 11, 2021
-
Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Is Casilaya Iyo Sababta Ku Kalifaysa
Hargeysa(BGM):-Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Pro. Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir ayaa dhawaan iska casili doono xilka Wasiirnimo ee uu ka hayo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi sidoo kale wuxuu istiqaalada shaqo ka tagi...
Thursday, February 11, 2021
-
Xisbiga Waddani oo Wakhti Kooban U Qabtay Qabashadda Codsiyadda Musharaxiinta Doorashadda ee Xisbiga.
Xisbiga Waddani oo Wakhti Kooban U Qabtay Qabashadda Codsiyadda Musharaxiinta Doorashadda ee Xisbiga.
https://youtu.be/v4LMZyrWLvs...
Tuesday, February 9, 2021
« Previous Page — Next Page »