Wasaaradda Waxbarashada oo Beenisay Warar Been Abuur Ah oo Baraha Bulshadda Lagu Faafiyay.
March 8, 2021 - Written by Ahmed ALI
Aagaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Md Axmed Abokor Maxamed ayaa fariin u diray Maamulayaasha dalka inay raacaan isla markaana ay fuliyaan Habraacii WW&S ay soo saartay ee ku saabsanaa ka hortaga xanuunka Covid-19.

Agaasime Axmed Abokor Maxamed waxaa kale oo uu sheegay inaanay jirin wax fasax ah oo Wasaaradda waxbarasha JSL soo saartay wararka baraha bulshada lagu hadal hayaana aanu ahayn mid sal iyo raad leh.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS