Madaxwayne Biixi oo La Filayo Inuu Maalinta Isniinta Khudbad Sanadeedkiisii Ka Jeediyo Baarlamanka Somaliland.
March 6, 2021 - Written by Ahmed ALI
Madaxweynaha oo Maalinta Isniinta Hortagi-doona labada Gole Qaran

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku wargaliyay in madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi uu khudbad sanadeedkii ka hor jeedin doono golayaasha qaranka.
Guddoomiye waxaa uu mudanayaasha ku adkeeyeen in maalinta Isniinta ay sagaalka subaxnimo ay ka soo xadiran xarunta golaha baarlamaanka.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS