Komishanka Doorashooyinka oo Baahiyay Tiradda Guud ee Is Diwaangalisay.
March 8, 2021 - Written by Ahmed ALI
Tirada Dadkii Iska Diiwaan geliyey Gobollada Dalka diiwaan gelinta 2021-ka iyo Gobol kasta inta is diiwaan gelisay.

Liiska dadkii is diiwaan geliyey sannadkii hore 2020-ka iyo sannadka 2021, ayaa la baahiyey guud ahaan tirada dadka isdiiwaan geliyey.
Inkasta oo aanay Komishanku si tasmi ah u shaacin tirada dadka Gobollada dalka iska diiwaan geliyey, haddana Liiskan oo la helay, ayaa waxa uu muujinayaa in dad badan sannadkan isu diiwaan geliyeen cod bixinta doorashooyinka soo socda.
Tirada Guud ee Dadka Is diiwaan geliyey iyo Gobol kasta tirada is diiwaan gelisay
Awdal————- 52,732
Maroodi Jeex ———-186,421
Saaxil ————————–37,765
Togdheer ————- 69,445
Sool ——————– 43,320
Sanaag———————–35,008
TOTALA 424,691.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS