|
wararka
-
Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Baafinaya 15 Xildhibaan oo Ka Baaqday Kalfadhigii 74aad ee Maanta.
Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Baafinaya 15 Xildhibaan oo Ka Baaqday Kalfadhigii 74aad ee Maanta.
...
Tuesday, February 9, 2021
-
“Waxaa Laygu Xukumay Hal Sanno iyo Lix Bilood oo Xadhig ah Waxaanan Ka Qaatay Racfcaan Laakiin Lama Dhagaysan Dacwadaydii.
“Waxaan rumaan ahaa 5 sanno oo aan ku jiray jeelka"
Mid ka mid ah maxaabiista ku xidhnaa xabsiga weyn ee Hargeysa
Warbixin ay soo saareen Komishanka Xuquuqul Iisaanka Qaranka Somaliland, ayaa daboolka ka qaaday Kiisas xuku...
Tuesday, February 9, 2021
-
Madaxwayne Biixi oo Sheegay In Somaliland Qabanayso Doorasho Aan Dhaqaalaheeda Cidna Ka Caawinayn
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan loogu diyaargaroobayo 'laguna dardargelinayo doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee badhtamaha sannadkan qorshaysan la qaatay badhas...
Monday, February 8, 2021
-
Gudoomiye Cirro oo Cisbitaalka Ku Booqday Agaasimaha Tvga Qaranka oo Xaalad Caafimaad Lasoo Daristay
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Ku Booqday maanta Cisbitaalka Royal Ee Hargeysa Agaasimaha Television Qaranka Maxamed Xasan Cali (Waji) Oo Xanuusanaya
Gudd...
Monday, February 8, 2021
-
Dawladda Maraykanka oo Walaac Ka Muujisay Khilaafka Doorashooyinka Somaliya
Dawladda Mareykanka ayaa Sheegtay in Cawaaqib xumo dhalan karto khilaafka ka dhex taagan Madaxweynaha Xilku ka dhamaaday Soomaaliya Farmaajo Maamul Gobaleedyada iyo Musharaxiinta Mucaaradka.
Dawladda Mareykanka ayaa ugu baaqday...
Monday, February 8, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Sameeyay Magacaabis
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Sameeyay Magacaabis
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, February 8, 2021
-
Madaxwaynaha Jabuuti oo Hab Muuqaal ah Kaga Qayb Galay Shir Madaxeedka Midawga Afrika
Madaxweynaha Dalka, Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Shir Madaxeedka 34-aad ee Caadiga ah ee Midowga Afrika, kaga qayb galay qaabka Shir Maqal iyo Muuqaal ah taas oo ay ugu wacan tahay xaaladda caafimaad ee adduunka Coronaviru...
Sunday, February 7, 2021
-
Wafti uu Hogaaminayo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland oo Gaadhay Burco
Wefti uu hoogaminayo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland, Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaacil, (Saylici), oo ay qayb ka yihiin Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland iyo masuuliyiin kale, ayaa caawa gaadhay Magaaladda Burco ee Xaruunta...
Sunday, February 7, 2021
-
Gudoomiye Cirro oo Warbixin Siiyay Guddida Fulinta Xisbiga Waddani
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa guddoomiyay Shirka Guddida Fulinta ee Xisbiga WADDANI oo ka qabsoomay Xarunta Xisbiga.
Guddoomiyaha, ayaa madaxda kul...
Saturday, February 6, 2021
-
Gudoomiye Jirde oo Tafaasiil Ka Bixiyay Shuruudaha Looga Baahanyahay Musharaxiinta.
Gudoomiye Jirde oo Tafaasiil Ka Bixiyay Shuruudaha Looga Baahanyahay Musharaxiinta.
https://youtu.be/p29_ndgb0jU...
Saturday, February 6, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|