Musharaxiintaii Xisbiga Ucid ee Xidhnaa oo Dib U Helay Xoriyadoodii.
March 6, 2021 - Written by Ahmed ALI
Murrashaxiintii Xisbiga UCID ee xidhnaa, ayaa maanta helay xoriyadooda ka dib markii ay muddo 26 maalmood ah ku xidhnaayeen Jeelka Mandheera.
Murrashaxiinta ayaa kala ahaa Raage Axmed Yusuf iyo Maxamuud Axmed Jama
Kuwasoo bishii tagtay Xabsiga Loo Taxaabay Iyadoo ilaa Hadda Aan La Garanayn Halka uu Ka yimi Amarka Xadhigoodu Marka Laga Yimaado Xukuumadda Somaliland oo Lagu Eedeeyay Xadhigooda.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS