Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Sheegay In Manhajka Dugsiyadda Sarre Lagu Dari Doono Barashadda Xifdiga Quraanka Kariimka Ah.
March 11, 2021 - Written by Ahmed ALI
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Sheegay In Manhajka Dugsiyadda Sarre Lagu Dari Doono Barashadda Xifdiga Quraanka Kariimka Ah

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa Sidan ka sheegay goob uu ka hadlaayay Waxaanu yidhi
“ Wasaaradda Waaxbarashadu Waxay Go’aamisay in Manhajka Dugsiyada Lagu Daro Xiftiga Quraanka Fasalka 1-aad ilaa Fasalka 4-aad Ee Dugsiyada Sare ” Wasiirka Waxbarashada
Waa markii Ugu horaysay ee dugsiyadda sarew ee Somaliland lagu darro manhajkooda barashadda Xifdiga Qur’aanka kariimka ah.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS