BALIGUBADLE MEDIA
Somaliland oo Sheegtay Tiradda Cudurka Coronuhu Ka Dilay Sanadkan
March 19, 2021 - Written by Ahmed ALI

Somaliland, saddexdii Bilood ee u Horreeyey Sannadka waxa laga baadhay Cudurka Coranaha 13, 453 qof, waxa laga helay 898 qof, waxaana u dhintay muddadaas 44 qof.

Sidan waxa sheegay Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Golaha Wasiirrada warbixin ka siinayey xaaladda COVID19 ee dalku halka uu marayo.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS