-
Waa In Shuruudan Lagu Xidho Dadka Somaliland U Dhashay ee Xilalka Ka Qabanaya Somaliya” Xildhibaan Xuseen Carab”
Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka mida Xildhibanada Barlamaanka Soomaliya kana soo jeeda Somaliland ayaa ku Baaqay in shuruud lagu xidho siyaasiyiinta mansabka ka doonaya Soomaliya ee ka soo jeeda Somaliland waxaana yidhi:-
...
Monday, February 22, 2021
-
Wararkii U Dmabeeyay ee Xaaladda Nabad Galyo ee Magaaladda Muqdisho.
Wararkii U Dmabeeyay ee Xaaladda Nabad Galyo ee Magaaladda Muqdisho.
https://youtu.be/_cdgoQPaKxQ...
Saturday, February 20, 2021
-
Xisbiga Waddani oo Muddo Kordhin U Sameeyay Wakhtigii Qabashadda Codsiyadda Musharaxiinta Xisbiga
Xisbiga Waddani oo Muddo Kordhin U Sameeyay Wakhtigii Qabashadda Codsiyadda Musharaxiinta Xisbiga
https://youtu.be/8kcmI26Q4m8...
Saturday, February 20, 2021
-
Muqdisho Diyaarado Hakiyay Duulimaadyadii Ay Ku Imanayeen Garoonka Aadan Cadde.
Muqdisho Diyaarado Hakiyay Duulimaadyadii Ay Ku Imanayeen Garoonka Aadan Cadde.
https://youtu.be/JoJ8znBgYCQ...
Saturday, February 20, 2021
-
Gudoomiye Cirro oo Tacsi U Diray Marxuumad Deeqa Xasan Aadan oo Ku Geeriyootay Hargeysa.
Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo asxaabta ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuummad Deeqa Xasan Aadan oo Hargeysa ku geeriyootay.
Guddoomiyuhu waxa uu geeri...
Saturday, February 20, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka oo Soo Saaray Shuruudaha Looga Baahanyahay Musharaxiinta.
Muddo 100 maalmood ah, ayaa ka hadhsan wakhtiga loo qorsheeyey in ay dalka ka qabsoonto doorashooyinka muddo dhaafay ee Wakiillada iyo deegaanka, oo la filayo in ay dhacaan 31 bisha May oo maanta 100 maalmood oo keliya innaga xiga...
Friday, February 19, 2021
-
Xisbiga Kulmiye oo Xaflad U Qabtay Musharaxiinta Doorashooyinka Golaha Deegaanka Gobolka Gabiley.
Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa si rasmi ah u aqbalay murrashaxnimada Aqoonyahan Cabdiqaadir Muxumed Guuleed Camash oo u tartami doona golaha deegaanka ee Gabiley.
Munaasibadda shaacinta murrashax Cabdiqaadir Camash oo la...
Friday, February 19, 2021
-
Xisbiga Waddani oo Xaflad U Qabtay Raacii Labaad ee Musharaxiinta Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiikadda Gobolka Awdal.
Hoggaanka Xisbiga WADDANI Oo Ka Qayb-galay Munaasibadda shaacinta Difcadda 2-aad ee Musharraxiinta Gobollada Awdal Iyo Salal uga tartamaya doorashada Wakiillada iyo Deegaanka Xisbiga Iyo Magacyadda 18 Musharrax.
Guddoomiyah...
Friday, February 19, 2021
-
Nidaamka Isku Xidhka Nidaamyadda Dawladdu Waxa uu Horseedi Doonaa Xog Is Waydaarsiga “Wasiirka Isgaadhsiinta”
Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada JSL ayaa soo bandhigaysa nidaam isku xidhaya dhammaan hannaanka ay hay'addaha dawladdu, si loo dardargeliyo wada-shaqaynta iyo midaynta dedaaladda dawladda.
(Government as a platform:...
Wednesday, February 17, 2021
-
Xisbiga Waddani oo Musharaxiin Gobolka Awdal Kasoo Jeeda U Qabtay Munaasibad Soo Dhawayn ah.
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Musharraxa Madaxweyne Ku xigeen Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo masuuliyiin kale oo xisbiga ah ayaa maanta ka qayb galay munaasibad ka qabsoontay magaala...
Wednesday, February 17, 2021
« Previous Page — Next Page »