BALIGUBADLE MEDIA
Somaliland Iyo Caalamku Siday U Kala Isticmaaleen Talaalka Covid 19.
March 27, 2021 - Written by Ahmed ALI

Hogaamiyayaasha Dunidu Dadkooda Iyo Dalkooda Inta Jilicsan Ayey U Horaysiiyaan, Tusaale Ahaan Dalkan Britain Oo Talaalkan Inoo Keenay Wuxuu U Kala Horaysiiyey Talaalka Sidan Soo Socata Wixii Ka Weyn 75 Jir Ayuu Markii Hore Ku Bilaabay Waxa Uu Ku xigay da,da 65 ilaa 75 Sidoo Kale Shaqaalaha Caafimaadka Ayaa Iyana Qaybta Hore Kaga Jiray Talaalka.

Waxa Xusid Mudan In Raysalwasaaraha Ingiriiska Oo Isagoo Ixtiraamaya Nidaamka Dhigteen Uu is talaalay Markii Ay Soo Gaadhay Da.da 50 Ilaa 60 Jirka Inagana Sawirada La Gudbinayaa Ma Fiicna Dadkeena Nugul Haloo Faaideeyo

Waxa qoray: Xamse Cali Bulbul

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS