BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda oo Xabsiga Dhigtay Maayarkii Hore ee Magaaladda Gabiley.
March 25, 2021 - Written by Ahmed ALI

Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo ka mid ah tartamayaasha baarlamaanka ee xisbiga Ucid ayey xukuumada somaliland xabsiga ku hubsatay.

Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo xukuumadii hore ee Kulmiye soo qabtay xilalka wasiirka ganacsiga iyo maayarka Gabiley ayaa xukuumada labaaf ee Kulmiye xabsiga dhigtay iyada oo si weyn carqalado ugu furtay musharaxnimadiisa.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS