|
wararka
-
Mid Kamida Haayadihii Dawladda oo Masuuliyiinteedii Baneeyeen Kadib Markii Ay Is Sharaxeen.
Taariikhda Markii Ugu Horaysay Soomaliland Maamulkii Ugu Sareeyey Haayad Muhiim Ah Oo Dawladeed Oo Hal Mar Is Wada Sharaxay Xilkana Baneenaya.
Dhamaan Maamulkii Iyo Saraakiishii Ugu Saraysay Hayada Wadooyinka Soomaliland Wa...
Thursday, February 25, 2021
-
Siyaabo Kala Gadisan oo Loo Turjuntay Khudbad Maxamud Xaashi Ka Jeediyay Munaasibad Xisbiga Kulmiye U Qabtay Musharaxiin.
Dad badan ayaa siyaabo kala duwan uga fal celiyay Qudbaddii Maxamuud Xaashi uu maanta ka jeediyay xaflad xisbiga kulmiye musharixiin uu Burco ugu qabtay oo uu ku sheegay in uu weli ka mid yahay xisbiga kulmiye musharixiinta uu wat...
Thursday, February 25, 2021
-
Gudoomiyaha Maxkamadda Sarre oo Hawlwadeenadda Garsoorka Uga Digay Inay Ku Dhex Milmaan Dhaqdhaqaayadda Siyaasadda ee Doorashooyinka.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo hawl wadeennada Garsoorka Uga Digay In Ay Ku Dhex Milmaan Dhaq-dhaqaaqyada siyaasaddeed ee Doorashooyinka Dalka.
Wareegto uu maanta oo ay taariikhdu tahay 25/02/2021 soo saaray guddoomiyaha M...
Thursday, February 25, 2021
-
Taowan oo Somaliland Ka Taageeraysa Doorashooyinka.
Dawladda Taiwan Oo dhaqaale Gaadhaya Laba Milyan Oo Dollarka Mareykanka Ah Ku Bixisay Qabashada Doorashooyinka Somaliland
Dawladda Taiwan, ayaa siisay Jamhuuriyadda Somaliland lacag laba Milyan oo dollarka Mareykanka ah oo ...
Wednesday, February 24, 2021
-
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Go’aamo Fartay Xoghayayaasha Dawladda Hoose ee Hargeysa.
Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland ayaa awaamiir culus fartay Xoghayayaasha Degmooyinka Dalka muddada kala guurka ah ee doorashooyinka lagu jiro
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, February 24, 2021
-
Xisbiga Kulmiye oo Qaabilay Wafti Ka Socda Beesha Caalamka.
Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti diblumaasiyiin iyo madax sar-sare ah oo ka socda dalalka iyo ururrada kala shaqeeya Somal...
Tuesday, February 23, 2021
-
Beesha Caalamka oo Xisbiyadda Somaliland Ku Cadaadinaysa Inay Meel Saaraan Kuraasta Haweenka Iyo Beelaha La Hayb Sooco.
Beesha Caalamka Oo Xisbiyada Somaliland Ku Cadaadinaysa In Ay Meel Saaraan Murrashaxiinta Haweenka Iyo Kuwa Beelaha La Hayb Sooco
Safiirro iyo Dublamaasiyiin ka socotay Dalalka Somaliland ka taageera Dimuqraadiyadda iyo Doo...
Tuesday, February 23, 2021
-
Xisbiga Waddani oo Sheegay Halka Loo Wareejiyay Warqadii Laga Qaadan Jiray CID’da Hargeysa.
Warqadii Dembi La'aanta ee CID-da Laga Qaadan Jiray, Waxa loo Wareejiyey Xeer Ilaalinta, waana caqabad cusub" Cabdiqaadir Jirde
Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in warqadii dembi la'aanta ee Murrashaxiintu ka qaadan jireen Laanta ...
Tuesday, February 23, 2021
-
Gudoomiyaha Komishanka Tacliinta Sarre oo Ka Hadlay Kala Reebista Musharaxiinta ee Dhinaca Shahaadooyinka.
Guddoomiyaha Komishanka Tacliinta sare ee Somaliland Saleebaan Dirir Cabdi, ayaa sheegay in ay maalinta berri oo salaaso ah, kuna beegan 23 Feb, ay bilaabayaa qabashada shahaadooyinka laga doonayo murrashaxiinta Goleyaasha Deegaan...
Monday, February 22, 2021
-
Madaxwaynaha oo Kulan La Qaatay Qoyskii Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir
Madax-dhaqameedka Degaanka Marxuum Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Madaxweynaha La Yeeshay Kulan Ay Kaga Mahad-Celinayaan Kaalintii Xukuumaddu Ku Lahayd Aaskii Marxuumka
-Madax-dhaqameedka Deegaanka Marxuumka Suldaan Maxam...
Monday, February 22, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|