BALIGUBADLE MEDIA
Musharaxiinta Eng Cabdiqaadir Iimaan Warsame Iyo Xariir Xirsi Adar oo Kormeeray Goobaha Qaybinta Kaadhka Codaynta ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka.
March 31, 2021 - Written by Ahmed ALI

Musharaxiinta Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Iyo Golaha Wakiiladda Gobolka Maroodijeex Eng Cabdiqaadir Iimaan Warsame Iyo Xariir Xirsi Adar oo Kormeeray Goobaha Qaybinta Kaadhka Codaynta ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Caasimadda Hargeysa.

Axmed Aadan Rooble

Baligubadlemedia.com

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS