Xisbiga Waddani oo Soo Saaray Liiska Murrashaxiinta Xisbiga ee Gobolka Sool.
March 30, 2021 - Written by Ahmed ALI
Liiska Murrashaxiinta Xisbiga Waddani ee Gobolka Sool. Liiskan, ayaa waxa hoggaaminaya Murrashax Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo hore u shaaciyey inuu u tartami doono Guddoomiyaha Golaha Wakiillada

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS