Xisbiga Waddani oo Bayaamiyay Wakhtiga Kama Dambaysta ah ee Qabashadda Araajida Musharaxiinta Madaxwaynaha Iyo Ku Xigeenka.
March 28, 2021 - Written by Ahmed ALI
Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in ay berri u dambayso qabashada Araajida Murrashaxiinta Jagada Madaxweynaha iyo Ku xigeenka ee Xisbigaas.

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani oo farriin u diray Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbigaasi ayaa sheegay in Shirka Golaha Dhexe ee Waddani 30-ka bishan ka furmi doono Magaalada Hargeysa.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS