|
wararka
-
Madaxwayne Farmaajo oo Shir Kale Ugu Baaqay Maamul Goboleedyadda Dawladda Federaalka Somaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in 4-ta March 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka d...
Tuesday, March 2, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka oo War-Saxaafadeed Ka Soo Saaray Murrashaxiinta Xilalka Ka Haya Dawladda.
Komishanka Doorashooyinka oo War-Saxaafadeed Ka Soo Saaray Murrashaxiinta Xilalka Ka Haya Dawladda.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 2, 2021
-
Doorashadda Golayaasha Deegaanka ee Somaliland Maxay Kaga Duwan Tahay Doorashooyinkii Hore ?
Murrashax Xubin Gole Deegaan Ma Ogtahay, In aan Xildhibaan Lagu Yeedhi Dooni, In Aad Mushahar Lahayn, In Hantidada La Diiwaan gelin Dooro Marka Aad Guuleysato bil Gudaheed.
Golayaasha Deegaanka ee la dooran doono bish May e...
Sunday, February 28, 2021
-
War Kasoo Baxay Taliska Aaga Bari ee Ciidanka Qaranka.
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Dacaayad Ku Tilmaamay Warar Laga Baahiyey, Sheegayna In Aanay Jirin Ciidan Fadhiisinkiisa Ka Baxay.
Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku tilmaamay warar maalmihii u dambeysay lag...
Sunday, February 28, 2021
-
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska oo Soo Saartay Habraaca 15 Qodob Ka Kooban oo Lagu Hubinayo Heerka Aqooneed ee Musharaxiinta.
Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta soo saartay hab-raac 15 qodob ka kooban oo lagu hubin doono heerka aqooneed ee musharaxiinta doorashooyinka golayaasha wakiiladda iyo deegaanka ee qabsoomi ...
Sunday, February 28, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Cabashooyin Iyo Gadood Ay Sameeyeen Ciidanka Qaranka Somaliland.
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Cabashooyin Iyo Gadood Ay Sameeyeen Ciidanka Qaranka Somaliland.
https://youtu.be/DiJzdXuuZow...
Saturday, February 27, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay Gadoodka Ciidanka Qaranka + Fariin uu U Diray Madaxwaynaha.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay Gadoodka Ciidanka Qaranka + Fariin uu U Diray Madaxwaynaha.
https://youtu.be/fJ7E3Dxb64A...
Saturday, February 27, 2021
-
Yaa Ka Cadhaysiiyey Xisbiga Kulmiye, Maxayse Salka Ku Hayaan Hadallada Kulul Ee Masuuliyiintiisu?
Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga talada haya ee Somaliland ee Kulmiye, ayaa maalmo guddahood, waxa ka soo yeedhay hadallo cadho ka muuqato, xilli lagu jiro u diyaar-garowga doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada, oo xamaasade...
Saturday, February 27, 2021
-
Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Warbaahinta Dalka Uga Digtay Ka Hadalka Arrimaha Ciidamadda Qaranka.
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ku booriyey Suxufiyiinta Somaliland in ay fogaadaan dhacdo kasta oo ku saabsan Arrimaha Ciidamada.
War-saxaafaddeed uu soo saaray Ururka SOLJA, oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiy...
Saturday, February 27, 2021
-
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja oo Ka Hadlay Arinta Hadalhaynya Keentay ee Ciidamadda.
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ku booriyey Suxufiyiinta Somaliland in ay fogaadaan dhacdo kasta oo ku saabsan Arrimaha Ciidamada.
War-saxaafaddeed uu soo saaray Ururka SOLJA, oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha ...
Saturday, February 27, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|