-
Wasaaradda Waxbarashada oo Beenisay Warar Been Abuur Ah oo Baraha Bulshadda Lagu Faafiyay.
Aagaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Md Axmed Abokor Maxamed ayaa fariin u diray Maamulayaasha dalka inay raacaan isla markaana ay fuliyaan Habraacii WW&S ay soo saartay ee ku saabsanaa ka hortaga xanuu...
Monday, March 8, 2021
-
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo Saartay Fariin Ku Socota Musharaxiinta Doorashooyinka Wakiiladda Iyo Deegaanka.
Farriin Ku Socota Murrashaxiinta Goleyaasha Wakiillada Iyo Deegaanka Oo Ku Saabsan Waxyaabaha looga baahan yahay Marka Ay Bixinayaan Lacagta Deebaajiga ah Xeerku Ku Waajibiyey
■■■■■■■■■■■■■■■■■�...
Saturday, March 6, 2021
-
Madaxwayne Biixi oo La Filayo Inuu Maalinta Isniinta Khudbad Sanadeedkiisii Ka Jeediyo Baarlamanka Somaliland.
Madaxweynaha oo Maalinta Isniinta Hortagi-doona labada Gole Qaran
Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku wargaliyay in madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ...
Saturday, March 6, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka oo Ku Dhawaaqay Wakhtiga La Bilaabayo Qaybinta Kaadhka Codbixiyayaasha.
Guddida doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqday Wakhtiga la Bilaabayo Qaybinta Kaadhka Codbixiyeyaasha.
Komishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay wakhtiga uu dalka ka bilaabmayo qaybinta kaadhka codbixinta, ee dadkii ...
Saturday, March 6, 2021
-
Musharaxiintaii Xisbiga Ucid ee Xidhnaa oo Dib U Helay Xoriyadoodii.
Murrashaxiintii Xisbiga UCID ee xidhnaa, ayaa maanta helay xoriyadooda ka dib markii ay muddo 26 maalmood ah ku xidhnaayeen Jeelka Mandheera.
Murrashaxiinta ayaa kala ahaa Raage Axmed Yusuf iyo Maxamuud Axmed Jama
Kuwaso...
Saturday, March 6, 2021
-
Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Golaha Wasiiradda ee Todobaadlaha Ahaa.
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamiyey Qodobbo Muhiima Oo La Xidhiidha Doorashooyinka, Abaaraha Iyo Xanuunka Covid 19.
Fadhigii 71aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jam...
Friday, March 5, 2021
-
Wasaaradda Waxbarashadda oo Guddi Baadhisa U dirtay Dhacdadii Dugsiga Noradin
Wasaaradda Waxbarashada Oo Baadhitaan Ku Samaynaysa Sababtii Keentay Gadoodkii Ardayda Nuuradiin iyo Khasaarihii Gaadhay Dugsigaasi iyo Go' aamo hor dhac ah Oo La Soo Saaray
Wasaaradda Waxbarashada ayaa guddi baadhis ku samaysa...
Friday, March 5, 2021
-
Maamulka Barnaamijka Shaqo Qaran oo Fariin Soo Diray.
Barnaamijka Shaqo Qaran iyo xafiiska Imtixaanadka Qaranka waxay wadajir u ogaysiinayaan dhammaan dhalinyaradii soo codsaday ka qaybgalka Shaqo Qaran 2021ka ee shuruudaha buuxiyay in imtixaanka la qaadayo maalinta Axada oo ku beega...
Friday, March 5, 2021
-
Salaadiinta Beelaha Arab oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland.
Salaadiinta Beelaha Arab oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir
https://youtu.be/wRctAyRrAEk...
Wednesday, March 3, 2021
-
Madaxwayne Biixi oo Soo Saaray Wareegto Cusub oo Ku Saabsan Doorashooyinka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku go’aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland bixiso lacagta Deebaajiga ah ee Murash...
Tuesday, March 2, 2021
« Previous Page — Next Page »