|
wararka
-
Berbera: Madaxwayne Ku Xigeenka oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub oo ay Yeelatay Wakaaladda Biyaha Berbera.
Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo bineeyey Wakaalladda Biyaha ee Magaaladda Berbera.
Munaasib...
Thursday, March 11, 2021
-
Madaxwayne Danney oo Badalay Gudoomiyihii Degmadda Boosaaso
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.12 ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Boosaaso.
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladd...
Thursday, March 11, 2021
-
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Sheegay In Manhajka Dugsiyadda Sarre Lagu Dari Doono Barashadda Xifdiga Quraanka Kariimka Ah.
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Sheegay In Manhajka Dugsiyadda Sarre Lagu Dari Doono Barashadda Xifdiga Quraanka Kariimka Ah
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa Sidan ka sheegay goob uu ka hadlaayay Waxaanu...
Thursday, March 11, 2021
-
Muddo Saddex Usbuuc Ah oo Ka Hadhsan Wakhtiga Xisbiyaddu Musharaxiintu Komishanka Doorashooyinka U Gudbinayaan Liisaska Musharaxiinta.
Saddex Toddobaad Oo Ka Hadhsan Wakhtiga Xisbiyadu U Gudbinayaan Liisaska Murrashaxiintooda Komishanka, Werwerka Xubnaha Sharaxan Iyo Asxaabta Oo Kala Saarista Kama Dambaysata Ku Mashquulsan
Muddo saddex toddobaad ah, ...
Wednesday, March 10, 2021
-
Wasaaradda Waxbarashada oo Go’aamo Kasoo Saartay Arintii Ka Dhacday Dugsiga Sarre ee Nuradin
Go’aamada Guddida ee Xaaladda Dugsiga Sare ee Wiilasha ee Nuuradiin (Nuradin Boys).
Guddidu markii ay baadhay xaalada dhacdadii ka dhacday Dugsiga wiilasha ee Nuradiin Sare 03/03/2020.
Dhacdadaas oo ardaydu dugsigoodii...
Wednesday, March 10, 2021
-
Musharaxiinta Aan Shahaado Haysan 70% Waa Kulmiye ‘Maxamed Sidiiq Dhamme”
Musharrixiinta aan shahaado haysan 70% waa KULMIYE !
2005 Doorashadii golaha wakiilada Somaliland, nin musharrax ahaa oo sitay shahaado been abuur ah ayaa guddidi komishanka ee hubinaysay shuruudaha ay weydiiyeen saddex su’aa...
Wednesday, March 10, 2021
-
Waddamadda Iran Iyo Israel oo Hanjabaado Culus Iswaydaarsaday.
Waddamadda Iran Iyo Israel oo Hanjabaado Culus Iswaydaarsaday.
https://youtu.be/6HkTSb5IFj8...
Tuesday, March 9, 2021
-
Waayo Masuuliyiinta Madaxwaynuhu Sheegay Inay Ku Kaceen Xatooyo Hanti Qaran.
Sida ku cad khudbadda Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi jeediyey maanta (Isniin, 8 March 2021), Hanti-dhawrka qaranku waxa uu baadhis maaliyadeed iyo mid maamul ku sameeeyey ilaa 72 oo ah Hay'adaha dowliga ah, iyadoo m...
Tuesday, March 9, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka oo Baahiyay Tiradda Guud ee Is Diwaangalisay.
Tirada Dadkii Iska Diiwaan geliyey Gobollada Dalka diiwaan gelinta 2021-ka iyo Gobol kasta inta is diiwaan gelisay.
Liiska dadkii is diiwaan geliyey sannadkii hore 2020-ka iyo sannadka 2021, ayaa la baahiyey guud ahaan tira...
Monday, March 8, 2021
-
Madaxwayne Biixi Muxuu Ka Yidhi Lacagaha ay Ganacsatadda Somaliland Dhigtaan Baananka Dalka.
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in lacag gaadhaysa 130 Milyan oo Dollarka Mareykanka ah ay Qasnadaha ku hayaan Afar Baank oo laga leeyahay Somaliland oo dalka ka shaqeeya, lacagtaas oo uu xusay Madax...
Monday, March 8, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|