BALIGUBADLE MEDIA
Xaaskii Proff Buubaa Oo Xabsiga Loo Taxaabay.
April 10, 2021 - Written by Ahmed ALI

Marwo Sabaax Cabdi Ibrahim oo ah Xaaska Siyaasiga Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa Caawa Lagu xidhay Magaaladda Hargeysa.

Xukuumadda ayaan Weli Ka Hadal Xadhiga Marwo Sabaax ,waxaana xadhigeeda warbaahinta u xaqiijiyay seygeeda Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS