BALIGUBADLE MEDIA
Madaxweyne Geele Oo Markale Loo Doortay Madaxwaynenimadda Waddankaas.
April 10, 2021 - Written by Ahmed ALI

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalka Jabuuti, ee maalintii jimcihii ka dhacday Jabuuti.

Madaxweyne Geelle, ayaa helay 96.77% codadka dadweynaha Jabuuti dhiibteen

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, waxa uu ka guuleystay musharaxa Sakariye Ismaaciil oo ahaa murrashax madaxbanaan.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS