BALIGUBADLE MEDIA
Komishanka oo saddexda Xisbi u qaybiyey Astaamaha Murrashaxiintooda Wakiillada iyo Deegaanka.
April 16, 2021 - Written by Ahmed ALI

Komishanka doorashooyinka Somaliland, waxa ay maanta u qaybiyeen 3 xisbi qaran calaamadahii ama astaantii musharraxiinta golaha wakiiladda iyo deeganka.
Musharraxiinta wakiiladu waa 60 calamadood. Oo xisbigiiba 20 astamood leeyahay. 20 astaamod ayuu dhamaan 6 gobol u qaybinaya misharraxiintiisa uga sharaxan gobol kasta.

Halka deeganku ka yahay number

UCID 1
KULMIYE 2
WADDANI 3

UCID. KULMIYE WADDANI
101 201 301
102 202 302
103 203 303
104 204 304
105 205 305
106 206 306
107 207 307
108 208 308
109 209 309
110 210 310
111 211 311
112 212 312
113 213 313
114 214 314
115 215 315
116 216 316
117 217 317

Sidaas ayay gobolada kalena ahaanaysa.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS