|
wararka
-
Shirkadda Somtel oo Hargeysa Iyo Garoowe Ka Daahfurtay Saamiyo Ay Ka Iibinayso Bulshadda.
Shirkadda SOMTEL, Oo Hargeysa iyo Garoowe Ka Daah-Furtay Saamiyo Ay Shirkaddu Ka Iibinayso Bulshada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay munaasibad ay shirkadda Isgaadhsiinta ...
Thursday, March 18, 2021
-
Madaxwaynihii Waddanka Tanzania oo Geeriyooday.
Madaxweynihii Dalka Tanzania John Pombe Magufuli Oo Geeriyooday
Madaxweyne kuxigeenka dalka Tanzania, ayaa xaqiijiyey inuu geeriyooday Madaxweynihii dalkaasi, mar uu Telefishanka uu kala hadlayey shacabka dalkaasi, caawa.
...
Thursday, March 18, 2021
-
Ugaaska Guud ee Beelaha Somaliland Oo Soo Saaray Baaq Waayeel
Ugaaska Guud ee Beelaha Somaliland Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa soo saaray talooyin ku aadan xanuunka dunida aafeeyay ee Covid 19
BAAQ iyo DUCO WAAYEEL
Bislmilaah wa salaatu wa salaamu calaa sayidal mursa...
Tuesday, March 16, 2021
-
Musharaxiin Ka Sharaxnaa Xisbiga Kulmiye Togdheer oo Iska Casilay Musharaxnimadii Kulmiye + Xisbiga Ay Iska Sharaxeen.
Laba Murrashax oo Xisbiga Kulmiye ka sharaxayey Gobolka Togdheer oo kala ahaa Cabdilahi Yuusuf oo Golaha Wakiilada u sharaxnaa iyo Suldaan Jaamac Golaha Deegaanka ee Burco u sharaxnaa ayaa u gudbiyey Xisbiga Kulmiye Warqada Iscasi...
Monday, March 15, 2021
-
Daraasad Cusub oo Ku Saabsan Covid 19 Iyo Bukaanadda Qalniinka U Baahda.
Daraasad Cusub oo Ku Saabsan Covid19 iyo Bukaanada Qaliinka U baahda.
Waxa 5 cisho soo baxday diraasad ku saabsan Covid 19 positive cases iyo qaliinka oo lagu sameeyay 116 dawladood; oo ay ku jirto Somaliland iyo Somalia, waxa ...
Monday, March 15, 2021
-
Wasaaradda Isgasdhsiinta oo Amaro Is Burinaya Kasoo Saartay Taawar Cusub oo Laga Taagayo Degmadda 31-ka May.
Wasaaradda Isgaadhsiinta Oo Amarro Iska Soo Horjeeda Ka Soo Saartay Taawar Cusub Oo Laga Taagayo Degmada 31 May
Dadweynaha Xaafad Ka Tirsan Degmada 31 May Oo Cabasho Ka Muujiyey Taawar Cusub Oo Laga Taagayo Xafadaas.
Dadweyn...
Monday, March 15, 2021
-
Xisbiga Kulmiye oo Shaaciyay Liiska Musharaxiinta Xisbiga ee Gobolka Togdheer
Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo saaray Liiska Murrashaxiinta Xisbigaasi ee Gobolka Togdheer, gaar ahaan murrashaxiinta Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, March 15, 2021
-
Imaaraadka Carabta oo Wakiil Cusub Usoo Magacawday Somaliland Iyo Madaxwaynaha oo Ka Gudoomay Waraaqaha Aqoonsiga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Ayaa Waraaqda Aqoonsiga Ka Gudoomay Wakiilka Imaaraadka Carabtu U Soo Magacawday Jamhuuriyadda Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta k...
Sunday, March 14, 2021
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Guddi U Saaray Wax Ka Bedel Lagu Samaynayo Xeerka Furista Ururadda.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa guddi u saaray wax ka beddelka iyo kaabista Xeerka Ururrada iyo Asxaabta qaranka oo horyaalla Golahaasi.
Guddidan ayaa la siiyay muddo toddobaad ah inay ku...
Sunday, March 14, 2021
-
Mukhtaar Xasan Diiriye oo U Tanaasulay Gudoomiyihii Hore ee Komishanka Doorashooyinka.
Mukhtaar Xasan Diiriye oo U Tanaasulay Gudoomiyihii Hore ee Komishanka Doorashooyinka.
https://youtu.be/Mnu-lA2uWUg...
Sunday, March 14, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|