|
wararka
-
Madaxwayne Biixi Iyo Madaxda Axsaabta oo Qaatay Talaalka Covid 19
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay ololaha qaran ee tallaalka xanuunka Covid-19 oo dalka ka bilaabmay, waxana uu madaxweynuhu si rasmi ah u qaatay dhibcihii ugu horreeyey ee tal...
Tuesday, March 23, 2021
-
Go’aamadda Ka Hortaga Iyo Xakamaynta Covid 19 ee Goobaha Waxbarashada.
Go'aamada Hortaga Iyo Xakamaynta Xannuunkq COVID19 Goobaha Waxbarashada
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa soo saartay Go'aamo la doonayo in lagu xakameeyo faafida Cudurka Covid19.
Go'aammada Wasaaradda ka soo baxay, aya...
Tuesday, March 23, 2021
-
Magacyada murrashaxiinta Xisbiga UCID ee ka sharaxan Degmada Hargeysa ee Xisbigaasi u gudbiyey Komishanka doorashooyinka
Magacyada murrashaxiinta Xisbiga UCID ee ka sharaxan Degmada Hargeysa ee Xisbigaasi u gudbiyey Komishanka doorashooyinka
...
Tuesday, March 23, 2021
-
Finland oo Noqday Waddanka Dadkiisu Aduunka Ugu Farxad Badanyihiin.
Finland Oo Markale Sannadkii Afraad Xejisatay In Ay Tahay Dalka Dadkiisu Ugu Farxadda Badan Yihiin.
Waddanka Finland, ayaa noqday dalka ugu farxadda badan adduunka, sida lagu sheegay warbixin qiimeysta Farxadda dalalka Duni...
Sunday, March 21, 2021
-
Sheekh Xasan Daahir Aways oo Fariin U Diray Madaxwayne Farmaajo.
“Farmaajow waxaad is-haysaan 3 qabiil oo aan la dhayalsan karin ee aan talo ku siiyo." Xasan Daahir Aweys
Sheekh Xasan Daahir Aweys, oo u xidhan dawladda Farmaajo, ayaa farriin aad u culus u diray madaxweynaha mudo xileed...
Sunday, March 21, 2021
-
Gudidda Anshaxa Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha oo Ganaaxii Ka Qaaday Xulalka Goboladda Hawd Iyo Togdheer.
Guddida Dacwadaha & Anshaxa Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Ayaa kudhawaaqay in Ganaaxii laga Qaaday Xulalka Gobolada Hawd & Togdheer . Sidoo kale waxa Ganaaxii laga Qaaday Ciyaartoydii kasoo Ciyaaray tar...
Sunday, March 21, 2021
-
Shirkii Golah Wasiiradda oo Warbixino Lagaga Dhagaystay Saddex Wasiir.
War-saxaafadeed Ka Soo Baxay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland iyo Qodobadii Lagaga Hadlay
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Warbiximo Lagaga Dhegeystay Wasiirrada Wasaaraddaha Caafimaadka, Ganacsiga, Diinta iyo Awqaafta.
...
Friday, March 19, 2021
-
Somaliland oo Sheegtay Tiradda Cudurka Coronuhu Ka Dilay Sanadkan
Somaliland, saddexdii Bilood ee u Horreeyey Sannadka waxa laga baadhay Cudurka Coranaha 13, 453 qof, waxa laga helay 898 qof, waxaana u dhintay muddadaas 44 qof.
Sidan waxa sheegay Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Golaha Wasi...
Friday, March 19, 2021
-
Isbahaysi Cusub oo Muncaaradeed Lagaga Dhawaaqay Xamar.
Jublanad, Puntland iyo musharaxiinta Mucaaradka Somalia Oo Ku Dhawaaqay Gole La Magac baxay Badbaado Qaran, Oo Cabdi Xaashi Guddoomiye u Yahay
Gole cusub oo la magac baxay Golaha Badbaado qaran oo ah isbahaysi cusub oo ay h...
Friday, March 19, 2021
-
Guddida Doorashooyinka oo Saddexda Xisbi Ka Gudoomay Liiska Musharaxiinta Golaha Deegaanka Gobolka Maroodijeex.
Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa goor dhawayd sheegay in ay Saddexda Xisbi ee UCID, WADDANI iyo Kulmiye, ay ka gudoomeen Murrasaxiinta Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Maroodi -Jeex Ee Dagmooyinka Hargeysa ,Gabilay, Bali Gub...
Thursday, March 18, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|