BALIGUBADLE MEDIA
Maxaa Ku Cusub Liiska Komishanka Doorashooyinku Soo Saareen Ee Musharaxiinta Xisbiyadda.
April 23, 2021 - Written by Ahmed ALI

Liiska iyo astaamaha Murrashaxiinta saddexda Xisbi qaran u soo sharaxeen Golaha Wakiillada Somaliland ee Gobolka Dalka .

Astamaha iyo Magacyada Murrashaxiinta ee la shaaciyey ayaa noqonaya kuwa rasmiga ah ee lagu soo daabici doono warqada Codeynta

Saddexda Xisbi ayaa ku tartami doona 82 kursi ee Golaha Wakiillada, waxaanay kuraastu ugu kala qaynsan tahay Gobolada sidan:

Maroodi-jeex 20 kursi
Awdal 13 kursi
Saaxil 10 kursi
Togdheer 15 kursi
Sool 12 kursi
Sanaag 12 kursi

COMMENTS