|
wararka
-
Xisbiga Waddani oo Bayaamiyay Wakhtiga Kama Dambaysta ah ee Qabashadda Araajida Musharaxiinta Madaxwaynaha Iyo Ku Xigeenka.
Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in ay berri u dambayso qabashada Araajida Murrashaxiinta Jagada Madaxweynaha iyo Ku xigeenka ee Xisbigaas.
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani oo farriin u diray Xubnaha Golaha dhexe e...
Sunday, March 28, 2021
-
Sidee Ayay Telefishanadu Ugu Tartami Karaan Inay Hantaan Daawadayaal Badan oo Ku Xidhan Wararka Telefishankooda.
Sidee ayey Telefishannadu ugu tartami karaan in ay hantaan Dawadayaal badan oo ku xidhan wararka TV-gooda.
Somaliland iyo Somalida kaleba, waxa ku sii kordhaya warbaahinta la iska arko (Telefishannada), inkasta oo korodhka ...
Sunday, March 28, 2021
-
Daaawo Xafladii La Isku Arkay Xalay ee Haween Waynaha Beesha Axmed Cabdalle Taageeradda Ugu Muujiyeen Musharaxa Golaha Deegaanka Hargeysa Eng Cabdiqaadir Iman Warsame.
Daaawo Xafladii La Isku Arkay Xalay ee Haween Waynaha Beesha Axmed Cabdalle Taageeradda Ugu Muujiyeen Musharaxa Golaha Deegaanka Hargeysa Eng Cabdiqaadir Iman Warsame.
https://youtu.be/oMJeIXOTfUY...
Sunday, March 28, 2021
-
Waddamadda Jabuuti Iyo Talyaaniga oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinaca Milatariga Ah.
Waddamadda Jabuuti Iyo Talyaaniga oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinaca Milatariga Ah.
https://youtu.be/AhwWW8z2tmo...
Saturday, March 27, 2021
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Dhaliilay Hogaaminta Madaxwayne Biixi.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo si adag u dhaliilay hoogaminta Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa yidhi,
"Waxaanu isleenahay hadaad yur yur tidhaahdan dalkaaa burburi, Muusena dalkii u tudhi maayo.
Dalkii intuu miiskiisa keen...
Saturday, March 27, 2021
-
Guul Darro Labaad Xisbigu Uma Taag Hayo Waxaan Gartay Inaan Maanta ahay Kii Badbaadin Lahaa “Cabdilaahi Dahab”
"Guul darro labaad Xisbigu uma taag hayo, Waxaan gartay maanta inaan ahay kii badbaadin lahaa." Cabdillaahi Dahab
Difaaca qaranimada Waddani waa inuu number one ka noqdo, inuu ka horeeyo Kulmiye oo aanu Madaxweynaha ku hala...
Saturday, March 27, 2021
-
Somaliland Iyo Caalamku Siday U Kala Isticmaaleen Talaalka Covid 19.
Hogaamiyayaasha Dunidu Dadkooda Iyo Dalkooda Inta Jilicsan Ayey U Horaysiiyaan, Tusaale Ahaan Dalkan Britain Oo Talaalkan Inoo Keenay Wuxuu U Kala Horaysiiyey Talaalka Sidan Soo Socata Wixii Ka Weyn 75 Jir Ayuu Markii Hore Ku Bila...
Saturday, March 27, 2021
-
Maxaad Ka Taqaan 15-ka Shaqo ee Ugu Mushaharka Qaalisan Aduunka?
15 shaqo ugu mushaharka badnaanaya Adduunka ee Mudnaanta Leh Maanta.
Waxa jira aqoon iyo xirfaddo cusub oo wakhtigan noqonaya kuwa ugu mushaharka badan ee adduunka aadka loo tix geliyo, mudnaanta kowaadna la siiyo, waxaanay...
Thursday, March 25, 2021
-
Markab Kala Xidhay Marinka Muhiimka ah ee Sweazka oo Saamayn Ku Yeeshay Qiimaha Shidaalka ee Aduunka.
Markab Kala Xidhay Marinka Muhiimka Ah Ee Suez-ka Oo Saameyn Ku Yeeshay Qiimaha Shidaalka Adduunka
Markab lagu magacaabo Ever Given oo ka soo shiraacday dekad ku taal Shiinaha ku sii jeeday Rotterdam, Netherlands, ayaa ku c...
Thursday, March 25, 2021
-
Xukuumadda oo Xabsiga Dhigtay Maayarkii Hore ee Magaaladda Gabiley.
Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo ka mid ah tartamayaasha baarlamaanka ee xisbiga Ucid ayey xukuumada somaliland xabsiga ku hubsatay.
Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo xukuumadii hore ee Kulmiye soo qabtay xilalka wasiirka gana...
Thursday, March 25, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|