Puntland oo Shuruud Ku Xidhay Ka Qayb galka Shirka uu Farmaajo Ku Baaqay
April 28, 2021 - Written by Ahmed ALI
Puntland oo shuruud ku xidhay ka qayb galka shirka uu Farmaajo ku baaqay

Khudbaddii uu xalay jeediyay madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga falceliyay mucaaradka iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka.
Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa sheegay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka.
Xigasho: BBC
Like this:
Like Loading...
COMMENTS