BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Farmaajo oo Ka Laabtay Muddo Kordhintii Loo Sameeyay
April 27, 2021 - Written by Ahmed ALI

Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi maxamed Farmaajo Ayaa shir jaraaid oo  uu goordhawayd ku qabtay xarunta villa Somaliya ku sheegay inuu dib baarlamanka Somaliya Ugu celinayo sidii loo aadi lahaa qabsoomida Doorashadda.

Madaxwayne Farmaajo Ayaa shacabka Somaliyeed ku amaanay dulqaadka ay ka muujiyeen mudadii lagu muransanaa Heshiiska Doorashooyinka Somaliya islamarkaana uu imikana ka shaqaynayo sidii dalku doorasho u aadi lahaa

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS