Muqdisho Koox Hubaysan oo Dil U Gaysatay Gudoomiye Degmo.
April 17, 2021 - Written by Ahmed ALI
Guddoomiyihii degmada Xamar Jajab ayaa goor dhawayd lagu dilay xaafada Sarkuusta ee deegaanka Garasbaaley.
Wararka ayaa sheegaya in rag hubeysan ay ka dambeeyeen dilkan oo guriga uu halkaas ka deganaa ugu galeen.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS