BALIGUBADLE MEDIA
Musharax Xariir Xirsi Adar oo u sharaxan Shirguddoonka Golaha Wakiilada iyo Musharax Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo u taagan Maayarka Hargeysa oo Booyado Biyo ah gaadhsiiyay Dadweynaha Xaafada Qalax ee Hargeysa 
April 9, 2021 - Written by Ahmed ALI

Musharax Xariir Xirsi Adar iyo Musharax Cabdiqaaadir Iimaan Warsame oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa waxa ay usoo jeediyeen Dadweynaha Xaafada Qalax in ay doortaan cidii wax u qaban karta.

Sidoo kale Dadweynaha dagan Xaafada Qalax ee ka tirsan Degmada Axmed Dhagax ayaa waxa ay uga mahadnaqeen Musharaxiinta Xariir Xirsi Adar iyo Cabdiqaadir Iimaan Warsame Deeqdan Booyadaha Biyaha ee ay soo gaadhsiiyeen,waxaana ay sheegeen in taageero u hayaan codkooda siin doonaan.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS