Golaha Wakiiladda oo Ansixiyay Masuuliyiin Hore Madaxwaynuhu U Magacaabay.
April 4, 2021 - Written by Ahmed ALI
Golaha wakiilada JSL ayaa maanta mid mid u ansixiyey Masuuliyiin dhawaan Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi magacaabay.

Masuuliyiintan ayaa kala ahaa
1. Saleebaan Warsame Guleed Wasiirka wasaarada Cadaalada JSL
2. Maxamed Maxamud Cabdi. Wasiir kuxigeenka wasaarada Gaadiidka iyo jidadka
3. Faysal Sahal Jama Gudoomiye kuxigeenka Komishanka Shaqaalaha Dawlada
4. Cumar Cabdilaahi Ciise Xubin Komishanka Shaqaalaha
5. Jabarti Axmed Xasan Xubin Komishanka Shaqaalaha
6. Cabdifataax Maxamed Axmed Xubin Komishanka Shaqaalaha
dhamaantoodna waxa goluhu ku ansixiyey Cod aqlabiyad ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS