Maxaad Ka Taqaan 15-ka Shaqo ee Ugu Mushaharka Qaalisan Aduunka?
March 25, 2021 - Written by Ahmed ALI
15 shaqo ugu mushaharka badnaanaya Adduunka ee Mudnaanta Leh Maanta.

Waxa jira aqoon iyo xirfaddo cusub oo wakhtigan noqonaya kuwa ugu mushaharka badan ee adduunka aadka loo tix geliyo, mudnaanta kowaadna la siiyo, waxaanay xirfaddahan, meesha ka saarayaan mihnaddo iyo xirfaddo hore dadku u baran jireen oo mushaharaad fiican lahaan jirtay.
STEM, waxa loo soo gaabiyey oo ay tahay aqoon iyo xirfaddo kala duwan oo salka ku haysa afar meelood oo barashada aqoonta ah, kuwaas oo kala ah: Science, Technology, Engineering and Mathematics.
Aqoonta iyo xirfaddaha ku salaysan STEM, waa qaar noqon doona kuwa ugu mudan ee dhinaca suuqa shaqada.
Waxa ka mid ah shaqooyinka.
1- Petroleum Engineer
2-Computer Engineering
3-Mathematics
4-Data Scientist
5-Systems Architect
6-Architecture
7-Actuary
8-Nurse
9-Doctor
10-Mechanical Engineer
11-Software Engineer
12-Aerospace Engineering
13-Electrical Engineer
14-Marine Engineering
15-Health & Safety Engineering.
Marka laga yimaado adduunka isbeddelka ku imanaya xirfaddaha iyo aqoonta casriga ah, aqoonta iyo xirfaddan kor ku xusan ma yihiin kuwo, mudnaan ka leh Somaliland iyo Somalidaba oo lagu barto goobaha waxbarashada sare, sida Jaamacaddaha?
Wargeyska Saxansaxo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS