BALIGUBADLE MEDIA
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Dhaliilay Hogaaminta Madaxwayne Biixi.
March 27, 2021 - Written by Ahmed ALI

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo si adag u dhaliilay hoogaminta Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa yidhi,

“Waxaanu isleenahay hadaad yur yur tidhaahdan dalkaaa burburi, Muusena dalkii u tudhi maayo.

Dalkii intuu miiskiisa keenay, oo wax kasta gurigiisa keenay haba keene, Afweyne digteetarbuu ahaa hadana waxbuu socodsiinayay, isagu waxba ma socod siin karo wuxuu qaban karaana ma jirto.

Waxaanu qaban karayn oo aanu awood u lahayn ayuu soo doontay”.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS