|
wararka
-
Riyo Raac Oo Sheegay Wakhtiga Ay Doorashadda Madaxtooyadu Qabsoomayso.
Guddida joogtada ah Golaha Wakiillada, ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Komishanka doorashooyinka Somaliland.
Kulankan ayaa labada dhinac kaga wada hadleen arrimaha doorashooyinka ee soo socda ee la fi...
Saturday, November 6, 2021
-
Wejigii u Dambeeyey Ee Dhismaha Dekedda Maydh Oo Maanta Si Rasmi ah Looga Bilaabay Magaalada Maydh.
Wejigii u dambeeyey ee dhismaha Dekedda Maydh, ayaa maanta si rasmi ah looga bilaabay Magalada taariikhiga ah ee Maydh ee Gobolka Sanaag.
Dhismaha dekedda oo muddooyinkii y dambeeyey gacanta lagu hayey, ayaa qaybihii y dam...
Saturday, November 6, 2021
-
Gudidda Fulinta Xisbiga Kulmiye Oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa.
Guddida Fulinta ee Xisbiga KULMIYE oo maanta shirkoodii caadiga ahaa yeeshay
Xubnaha guddiga fulinta ee xisbiga KULMIYE, ayaa maanta xarunta guud ee xisbiga ku yeeshay shirkoodii caadiga ahaa, iyaga oo halkaas ku lafo-guray haw...
Saturday, November 6, 2021
-
Guddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Wadahadalada uu Xisbiga WADDANI Kula Jiro Siyaasiyiinta Uu Horkacayo Maxamuud Xaashi.
Guddoomiye Cirro oo ka hadlayey wadahadalada uu xisbiga WADDANI kula jiro siyaasiyiSalalaahu Calayhi wasalam inta uu horkacayo Maxamuud Xaashi.
Gudoomiye Cirro oo ka hadlayey wadahadalada uu xisbiga WADDANI kula jiro siyaas...
Monday, November 1, 2021
-
“Hore ayaan u tanaasulay oo aan Guddoomiye ku-xigeenka ugu tanaasulay, mardambe ” Wasiir Xasan Gaafaadhi
"Hore ayaan u tanaasulay oo aan Guddoomiye ku-xigeenka ugu tanaasulay, mardambe ma tanaasulayo" Wasiir Xasan Gaafaadhi
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi), oo maanta si rasmi ah u shaaci...
Monday, November 1, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyau.
Wareegtooyin Madaxweyne : 01/11/2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-772/112021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku same...
Monday, November 1, 2021
-
Tobobar Ku Saabsan Saamaynta Xogaha Iyo Warbaahinta.
TABOBAR KU SAABSAN SAAMAYNTA XOGAHA IYO WARBAAHINTA
Banni-aadamku inta uu nool yahay kama maarmo waxbarasho iyo aqoon-korodhsi. Arrintaas waxa sii xoojiyay isbedbedalka joogta ah ee tiknoojaligu ku keenay waxbarashada iyo aqoon...
Friday, October 29, 2021
-
Muuse Maxamed Kaahin Wuxuu Ku Wareejin Doonaa Weel Madhan” Cali Gurey “
"Muuse Muxuu ku Wareejin Maxamed Kaahin Ma Weel Madhan, Waxa ka dhaw ta Xirsi oo isaguba reerka ah dhawaanna noqon doona Gudoomiyaha Xisbiga Waddani. Xirsi waxa lagu wareejinayaa waa weel buuxa oo weliba laga yaabo in uu sii buuxd...
Friday, October 29, 2021
-
Faysal Cali Waraabe Oo Hargeysa Kulan Kula Qaatay Ku Xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qaramadda Midoobay.
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa magaalada Hargaysa kulan kula qaatay, ku xigeenka wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay ee Soomaaliya Ms Anita Gbeho.
Kulankan ayaa waxaa lagaga wada hadlay, xa...
Tuesday, October 26, 2021
-
Xildhibaan Batuun Oo Amaanay Doorashooyinkii Somaliland
Xildhibaan Barkhad Batuun ayaa yidhi,
"Doorashooyinka Somaliland, waxa ay dunida tuseen in ay yihiin kuwa hab dimuquraadiyad ah ku dhaca; halbeegooduna yahay ilbaxnimo bulsho, tartan xor ah, isqancin, isku tanaasul, cunfi iyo c...
Tuesday, October 26, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|