BALIGUBADLE MEDIA
Gudoomiyaha Ururka Waaberi Oo Hadlay
April 13, 2022 - Written by Ahmed ALI

“Dadka u dhashay Gobaladaas Maanta waxa ay doonayaan in si dhamaystiran uga qayb galaan furista Ururada Siyaasada,si dawladnimadu u dhamaystiranto,

Miyey su’aali ka taagan tahay in min Laas-qoray ilaa Buuhoodle ay Somaliland ka tirsan yihiin oo isku jira masaafo dhan 440 Kiiloo Mitir,”.

Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Waaberi Cabdirisaaq Ataash.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS