BALIGUBADLE MEDIA
Xukumadda Jabuuti oo Mar labaad Somaliland ugu deeqday xadi-lacageed oo dhan ($580,000 )shan boqol iyo Sideetan kun oo Dollar,
April 13, 2022 - Written by Ahmed ALI

Xukumadda Jabuuti oo Mar labaad Somaliland ugu deeqday xadi-lacageed oo dhan ($580,000 )shan boqol iyo Sideetan kun oo Dollar,

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa sheegay in Xukumadda Jabuuti ay Arbacadii hore soo gaadhsiisay Somaliland Deeq lacageed oo dhan Hal-milyan oo Dollar,

Dhaqaalahan dambe ayaa loogu talo-galay in Raashin loo siiyo Dadkii Suuqa Waaheen ku Gubatay Hantidoodii.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS