Midkamida hooyooyinkii Ku Ganacsan Jiray Suuqa Waaheen Oo Caawin Kaaga Baahan.
April 13, 2022 - Written by Ahmed ALI
aamina axmed adam waa hooyo ku ganacsan jirtay suuqa waaheen waxay ku iibin jirtay kaabaha iyo maaska wax ba kala may bixiin dabkii qabsaday suuqa waaheen wixii ba wuu ka guubtay iyado markii hore ba yara ganacsigeedu,
Hooyo aamina waxay dhashay 9 caruura oo agoona intaasna way ku koorinaysey ubadkeeda maanta waxay inooga bahan tahay in la caawiyo sadaqaduna waa muhiim dareenkeeda ayay leedahay hooyadaasi caruur agoona haysata illahay darti u soo caawi walaal hooyadan insha allah
Tel. Zaad:063- 4865878
Like this:
Like Loading...
COMMENTS