|
wararka
-
Cashuuurta Iyo Cashuur bixiyaha Xalqadda 5-aad
Cashuuurta Iyo Cashuur bixiyaha Xalqadda 5-aad
https://youtube.com/watch?v=CpPBXhqT6c4&feature=share...
Monday, January 10, 2022
-
Wasiirka Maaliyadda Oo Golaha Wakiilada Horkeenay Miisaaniyad Lagu Eedeeyay Inuu Madmadaw Hadheeyay.
"Wasiirka Maaliyadu Waxuu sheegay in 300.000$ Gurmadkii abaaraha ugu tala galeen , Halka Buuga Miisaaniyada ee halkan idinka Muuqda iyo Buuga Xisaab Xidhka lagu sameeyey kharash ahaana ay ku baxeen 500.000$ , Suaashaaas oo lawaydi...
Monday, December 27, 2021
-
Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Abaaraha.
" Dalka waxa ka jira Jiilaal , Jiilaalna waligiiba waa dhici jiray inta Soomaali-jirtayba , laakiin hadda waxaynu keenay Cabanaan iyo cabasho iyo baryo iyo tawawac aan loo baahnayn , yadoo Awr la dhaansado oo aanay Baraago jirin a...
Monday, December 27, 2021
-
Wasiirka A.Dibadda Somaliland Dr.Ciise Keyd oo lakulmey Jaliyadda Toronto DAAWO SAWIRO
Toronto (HWN) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Somaliland,Dr. Essa Kayd Mohamoud Raagsaale oo safar shaqo ku tegay magaalada Toronto ee dalka ...
Thursday, December 9, 2021
-
Madaxwaynaha Waxa Xafladii Ka Jiidhay Markii Uu Arkay Xirsi Oo Gudoomiye ah.
"Madaxweynaha waxa xafladdii ka jiidhay oo uu ka firkanaxay markii uu arkay Xirsi oo Guddoomiye Xisbi ah oo soo hor fadhiya" Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani.
"Madaxweynaha waxa xafladdii ka jiidhay oo uu ka firkanaxay markii ...
Tuesday, November 23, 2021
-
Golaha Wakiiladdu Xukuumadda Hakula Xisaabtamaan Qaabka Loo Maamulayo Wareejinta Madaarka Berbera.
Garoonka Diyaaradaha ee Berbera Yaa lagu wareejiyay?:Heshiisyadda Ceshiimadda (Concessions) iyo Gaar yeelidda hantidda dawladda (Privatision)
Marka shirkad gaar loo leeyahay lagu wareejinayo maamulka mid ka mid ah kaabayaas...
Tuesday, November 23, 2021
-
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in Dawladda Imaaraadku 55 million oo dollar ku bixisay dib u habaynta iyo horumarinta Madaarka Berbera.
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in Dawladda Imaaraadky 55 million oo dollar ku bixisay Madaarka Berbera.
Maareeyaha Hay'adda Madaarada iyo Duulimaadyada Cumar Cabdillaahi (Cumar Sayid), ayaa sheegay in mashruuca horumari...
Tuesday, November 23, 2021
-
Wasiirka Daakhiliga Oo Shir Gudoomiyayay Shirka Ka Dhacay Wasaaradda.
Wasiir guddoomiyey Shirka Wasaaradiisa oo ay ka qayb galeen Laba Wasiir kuxigeen iyo laba Agaasime Guud oo Wasaaraddaasu leedahay
Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa saaka kulan la qaatay Wasiir ku-xigeenada iyo Aga...
Saturday, November 13, 2021
-
Maanta Waxa Xukuumadda Muuse Biixi U Buuxsamay 4 Sanno “Barkhad Batuun”
"Maanta waxa buuxsamay afar sanno Oo qaar kamida shacabka somaliland farta dhexda ka qaniineen lakiin waxa bilaabmi doona 5 sanno Oo shacabka somaliland sacabkooda malab ka leefi doonaan”
Xildhibaan barkhad batuun ahna Af...
Saturday, November 13, 2021
-
Somaliland Xaalad Noocee ah Ayay Ku jirtaa “Faallo”
"Political stagnation" waa xaaladda ay Somaliland hadda ku jirto, dhinac Siyaasadeed iyo dhaqaale ba.
Xaaladda caynkana oo ah fadhiidnimo siyaasadeed waxa ugu wayn ee keena waa fashil dhinaca hogaanka ah, fashilkaasi na waxa uu...
Saturday, November 13, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|