BALIGUBADLE MEDIA
Suxufiyiintii Xidhxidhnayd Oo Lasii Daayay
April 19, 2022 - Written by Ahmed ALI

Xukuumadda Somaliland Ayaa xabsiga kasii daysay 12 wariye Oo kamida wariyayaashii Ku 15 wariye Oo Ku xidhxidhnaa xarunta dambi baadhista Somaliland Ee Hargeysa

Dedalaadda Lagu sii daayay wariyayaashan Ayuu Si gaara Uga shaqeeyay Xildhibaan Maxamed Xuseen Raamboo kaasoo Maalmihii U dambeeyay Xadhiga wariyayaasha kala hadlaayay Madaxwaynaha iyo Wasiirka daakhiliga

Saddex wariye Oo Uu kamid yahay wariye Maxamed illig Ayaa xabsiga Ku hadhay Oo Aan lasii dayn Maanta.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS