BALIGUBADLE MEDIA
Wejigii koowaad ee dib u dhiska Suuqa ee Waaheen ayaa la bilaabay
April 12, 2022 - Written by Ahmed ALI

Dawladda hoose ee Hargeysa, ayaa sheegtay in Dhismaha Suuqa Waheen Wejigii 1aad oo ah Nadiifinta Qashinkii ka soo hadhay Dabkii Ka kacay Suuqa Waheen la bilaabay.

Marka la dhameeyo Nadiifinta Suuqa Waxaa si Toos ah loo Bilaabi Doonaa Qorshaha Dhismaha Suuqa Waheen oo aanu dhawaan Bilaabi Doono.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS