|
wararka
-
Faysal Cali Waraabe Oo Difaacay Diyaaradda Fly Dubai
"Cadaalad maaha in Shirkada FLY Dubai Lagu yidhaaho Todobaadkii Laba Jeer Kaalay Ethopian-tana la yidhaaho Dhawr Iyo Tobon Jeer Kaalay, Madaxwayne Arintaa Wax Ka Qabo"
"Waxaynu Ubaahanahay In aynu Saaxibo Samaysano Ee uma B...
Tuesday, October 26, 2021
-
Layligu Biyaha Kashkiisa Ku Jira Ayuu Ka Didaa “Xildhibaan Qaran”
Xildhibaan Cali Qaran oo ka mida mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland, ayaa sheegay Xero Aboo, ay ka weyn tahay wax si fudud loo cuno.
Xildhibaan Cali Qaran isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi."Layligu biyaha...
Tuesday, October 26, 2021
-
Waa Kuma Ninka Galaaftay Xidhiidhkii Reer Yurub & Turkiga.!
Waa Kuma Ninka Galaaftay Xidhiidhkii Reer Yurub & Turkiga.!
Waxa qoray: Eng Samaale Mo Somaali
Waa kuma ganacsade Osman Kavala oo dalal reer galbeedku ka dalbadeen Turkiga in la sii daayo ka dibna Erdogan amar ku bix...
Tuesday, October 26, 2021
-
Madaxwayne Biixi Iyo Qodobo Saaxadda Siyaasadda Wax Ka Badali Kara Oo Laga Filan Karo
Madaxweyne Muuse Biixi, hawlo badan oo beddeli kara jihada siyaasadda Somaliland ayaa horyaala, oo qaarkoodna miiska u saaran yihiin.
Muxuu samayn karaa Madaxweynuhu sannadka u dambeeya muddo xileedkiisa, ee la sadaalin kar...
Tuesday, October 26, 2021
-
Cali Kubad Oo U Duur Xulay Cabdiraxmaan Cirro
"Siyaasada Somaliland waxaynu arki jirney reer reer kale oo degaan ahaan ka fog iska caashaqay oo ku odhanaya deriskayagu waa uf, laakiin nin siyaasiyin nin kale iska caashaqay oo innagu leh xitaa hadaan dhacayo mar kale hebel baa...
Monday, October 25, 2021
-
Cabdiraxmaan Cirro Iyo Doorashadda Madaxtooyadda.
Cirro iyo Doorashada Madaxtooyada
W/Q: Cabdifataax Xasan Maxamed (Barawaani)
Lammin – Oktoobar 25, 2021
Arar
13kii Noofenbar 2017, waxa ay ahayd maalin adag, taariikhi ah, oo qadhaadheyd. Dad badan oo Soomaalilaa...
Monday, October 25, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Mukhtaar Booshcadde U Magacaabay Xubin Komishanka Tacliinta Sarre ah.
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Mukhtaar Booshcadde U Magacaabay Xubin Ka Tirsan Komishanka Tacliinta Sarre
Mukhtaar Ayaa ah Nin dhalinyaro oo saamayn balaadhan Ku Leh dhalinyaradda Caasimadda
Isha Ku Hay ...
Monday, October 25, 2021
-
Masuul Maxamed Kaahin Xilka Ka Qaaday Oo Muuse Biixi Magacaabay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay masuul uu dhawaan xil uu hayey uu ka qaaday Wasiirka arrimaha Guddaha Maxamed Kaahin Axmed.
Madaxweyne Biixi ayaa la sheegay in uu Agaasimaha Guud ee ...
Saturday, October 23, 2021
-
“Waxaan Ugu Baaqayaa Taageerayaasha Xisbiga WADDANI Inay U Diyaar Garoobaan Doorashada.” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani”
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa soo dhaweeyey bayaan ka soo baxay dalalka Beesha caalamka ee taageera Somaliland, kuwaas oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay Somaliland ka taageeraan doorashada madaxtooyada ee sannadka da...
Saturday, October 23, 2021
-
Xisbiga Waddani Oo Wada Tashi Iskula Noqday, Maxamuud Xaashi Oo Ka War-Sugaya, Kulanka Berri Loo Ballansan Yahay Natiijadiisa Loo Dheg Taagayo Iyo Wararkii U Dambeeyey
Xisbiga Waddani Oo Wada Tashi Iskula Noqday, Maxamuud Xaashi Oo Ka War-Sugaya, Kulanka Berri Loo Ballansan Yahay Natiijadiisa Loo Dheg Taagayo Iyo Wararkii U Dambeeyey.
Wada hadallada u socda Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddan...
Saturday, October 23, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|