BALIGUBADLE MEDIA
Telesom Oo Guddida Suuqa Waaheen Gudoonsiisay Deeq Lacageed.
April 10, 2022 - Written by Ahmed ALI

Shirkadda Telesom oo Guddida Ganacsatada iyo Culimada ee Gargaarka Suuqa Waaheen Guddoonsiiyey Nus malyuun Dollar ($500,000) oo ay bixiyeen Shirkaddaha Telesom Group iyo $100,000 oo shaqaalaha weynaha Telesom ku deeqeen.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS