Dahabshiil Group Oo Deeq Lacageed Ku Wareejisay Guddida Suuqa Waaheen.
April 10, 2022 - Written by Ahmed ALI
Shirkada Dahabshiil Group ayaa Gudida taakulaynta Suuqa Waaheen ku wareejisay Lacag dhan $700,000 Kun oo Dollar kaas oo ay ugu talo gashay inay kaga qayb qaadato Dib u dhisay Suuqa Waaheen.
Shirkada ayaa Bixisay $500,000 Kun oo Dollar Halka Shaqaalaha Shirkada Dahabshiil ay ku deeqeen $200,000 Kun oo dollar.

Like this:
Like Loading...
COMMENTS