|
Maxa Cusub
-
Muuse biixiAbdi madaxwaynihii ugu caddaalada badnaa Abid somaliland ee ina soo Mara!!!!!!!!
Ilaahay ayaa awalan mahad iska leh,bal haddaba aan isku dayo inaan hadal kooban ka yidhaahdo
Xukuumadii shalay uu cugtay madaxwaynihii la doortay,sida aynu arkaynay muuse waxa uu magacaabay 23wasiir oo dhalinyar u badan,
...
Friday, December 15, 2017
-
Halista Foosha Xun ee Ka Soo Socota Kornaylka Kursiga Xaaraanta Lagu Saaray Halaga Digtoonaado “Qalinkii Cabdiqani Saalax”
waxaan marka hore halkan ka salaamayaa dhamaan inta qalinka ku cabirta afkaarteeda intaas ka bacdi waxaan maanta qalinka u qaatay inaan halkan kaga hadlo shakhsiyadda foosha xun ee kornaylka askariga ah ee sifadda xaaraanta ah kur...
Thursday, December 14, 2017
-
Madaxweyne Muse Biixi Abdi Waxaa looga fadhiyaa Cadaalad uqaybinta midhaha Dawladnimo- qalinkii A/rahman fidhinle UK
Muuse Biixi Abdi wuu ogyahay in ay doorteen laba beelood oo malaasan, suubis iyo dabo dhah dabo socday.
Muuse Biixi wuu ogyahay in se jifeysan loogu codeeyey jeegaanta ee aan loo codeyn xisbiga Kulmiye.
Muse Biixi wuu og...
Thursday, December 14, 2017
-
Qisadii Jacayl ee Ku Dhacday Madaxwaynihii Masar Jamaal Cabdi Naasir ,Wakhtigii Dhalinyaro-nimadiisa W/Q.Mustafe Axmed Maxamed Geedi
Maanta waxan qormadan ku xusi donaa qisadii jacayl ee geesigii
qarnigii 20-aad ee dunida islaamka iyo umada carbeed,
jamaal waxa uu dhashay sanadkii-1918-kii waxa uu dhintay 1970-kii
Jamal cabdi nasir waxaa uu ka tirsanaa c...
Thursday, December 14, 2017
-
IS-ICTIRAAFKA DOWLADA FEDERAALKA IYO JAMHUURIYADDA ARDD-SOOMAAL
Waxaan umalaynayaa in maanta iyo wakhtigan aynu taaganahey in caqliga fayoobi garawsan karo in lasoo gaadhey marxaladii ay is-ictiraafi lahaayeen Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya iyo Jamhuuriyadda Somaliland. talaabadan oo si niy...
Thursday, December 14, 2017
-
IMPORTANT LETTER ADDRESSED TO THE PRESIDENT-ELECT
Dear Mr. President-Elect
Please accept my warm congratulations on your victory and my
best wishes for your success as you prepare to take up the
responsibilities and challenges of your high office. I decided to
add my voice ...
Thursday, December 14, 2017
-
MUDANE MADAXWEYNE WASIIRKA AAD U SOO MAGACAA BAYSID WASARADA XANANADA XOOLAHA WAA INUU NOQONKARA NIN BURBURIN KARA SILSILADA MUSUQMASUQ EE ILAA GOBOLADA TAXAN.
Anigoo ka mid ah dadka jecel in bulshada xoolo dhaqatada ah la gaadhsiyo adeega ay wasaaradani u qaabilsan tahay lana hormariyo nidaamka dhoofka xoolaha waxa haboon in la burburiyo nidaamka silsilada ah ee musuq maasuq ee ka jira ...
Saturday, December 9, 2017
-
Wax ka barro Magaalada Qudus W/Q Cabdi Cawiye
Qudus ( Af-Hebraw רושלים ) waa magaalo kutaala dalka Falastiin. Qudus waa magaalamadaxda
shacabka Falastiin waana qibladdii hore ee Muslimiinta. Qudus waxa ku yaala bayt alaqsaa oo
ah qibladda saddexaad ee islaamka. Qudus ...
Saturday, December 9, 2017
-
Qisso yaableh oo na dhex martay Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi 10 sano ka hor.W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
Dhamaam mahad oo dhan ILAHAY ayaa iska leh,isaga ayaanay u sugnaatay ,sharaf iyo karaamana waxa ay dushiisa ahaatay Nabigeenii Muxamad ahaa SCW,wanaag oo dhanna waxaa koobsaday qofka jidkiisa raacay.
Waa wax iska caadi ah i...
Thursday, December 7, 2017
-
Wasiir Cali Mareexaan Iyo Maayerka Burco Oo Waraaqo La Haanshiyo U Samaystay Bakhaaradii Insida Burco Iyo Saylado Maddow Oo Lagu Xaraashayo Dhulkii Burco Oo Ka Dilaacay
Asalamu alaykum fadlan umada somaliland u hiliya warkaasi waa xaqiiq soo dabaca idinko mahadsan.
Wasiir Cali Mareexaan Iyo Maayerka Burco Oo Waraaqo La Haanshiyo U Samaystay Bakhaaradii Insida Burco Iyo Saylado ...
Thursday, December 7, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|